MARTIQADKA XAFLADDA MAWLIDKA NABIGA (SCW) CULAMADA IYO AXBAABTA MASJIDU RAHMAH EE MAGALADDA COLUMBUS OH WAXAY IDINKU MARTIQAADAYAAN XAFALADDA MAWLIDKA NABIGA (SCW) OO LAGU QABAN DOONO COLUMBUS OH 4 JANUARY 2014

0
Sunday December 29, 2013 - 20:58:05 in News & Events by Super Admin
  • Visits: 1312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    MARTIQADKA XAFLADDA MAWLIDKA NABIGA (SCW) CULAMADA IYO AXBAABTA MASJIDU RAHMAH EE MAGALADDA COLUMBUS OH WAXAY IDINKU MARTIQAADAYAAN XAFALADDA MAWLIDKA NABIGA (SCW) OO LAGU QABAN DOONO COLUMBUS OH 4 JANUARY 2014

    MARTIQADKA XAFLADDA MAWLIDKA NABIGA (SCW) Inkastoo axbaabta Nabiga jecel ay bisha Rabicul-awal ku qabtaan xaflada Mawlidka Nabiga (scw) meel kasta oo ay dunida ka joogan, ayaa hadana axbaabta ku nool noth America ay hal meel ah kuwada xusaan xabiibk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MARTIQADKA XAFLADDA MAWLIDKA NABIGA (SCW) Inkastoo axbaabta Nabiga jecel ay bisha Rabicul-awal ku qabtaan xaflada Mawlidka Nabiga (scw) meel kasta oo ay dunida ka joogan, ayaa hadana axbaabta ku nool noth America ay hal meel ah kuwada xusaan xabiibkooda Muxammad (scw) sanadkiba mar. Sanadihii ugu danbeeyay waxaa lagu qabanayay xafladda guud magaalooyinka Minneapolis MN iyo Columbus OH. Sanadkaan soo socda 1435H /2014 magaaladda Columbus OH ayaa nasiib u yelatay in lagu qabto xafladda guud ee Mawlidka Nabiga (scw). Haddaba, Culamada iyo axbaabta Masjidu Rahmah ee magaladda Columbus OH waxay idinku martiqaadayaan xafaladda Mawlidka Nabiga (scw) oo lagu qaban doono Columbus OH 4 January 2014. "Farxad iyo sharaf bay noo tahay inaad nagala soo qayb gashan xafladda maxabbadda xambaarsan ee Mawlidka Nabiga (scw)" ayay idin leeyihiin.

MARTIQADKA XAFLADDA MAWLIDKA NABIGA (SCW)

Inkastoo axbaabta Nabiga jecel ay bisha Rabicul-awal ku qabtaan xaflada Mawlidka Nabiga (scw) meel kasta oo ay dunida ka joogan, ayaa hadana axbaabta ku nool noth America ay hal meel ah kuwada xusaan xabiibkooda Muxammad (scw) sanadkiba mar.

Sanadihii ugu danbeeyay waxaa lagu qabanayay xafladda guud magaalooyinka Minneapolis MN iyo Columbus OH.

Sanadkaan soo socda 1435H /2014 magaaladda Columbus OH ayaa nasiib u yelatay in lagu qabto xafladda guud ee Mawlidka Nabiga (scw).

Haddaba, Culamada iyo axbaabta Masjidu Rahmah ee magaladda Columbus OH waxay idinku martiqaadayaan xafaladda Mawlidka Nabiga (scw) oo lagu qaban doono Columbus OH 4 January 2014.

"Farxad iyo sharaf bay noo tahay inaad nagala soo qayb gashan xafladda maxabbadda xambaarsan ee Mawlidka Nabiga (scw)” ayay idin leeyihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.