
AXKAAMTA XAJKA, CUMRADA IYO ZIYAARADA
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.
Wednesday August 07, 2013 - 06:11:02